Qarax Khasaaro geestay oo caawa ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya

Waxaa caawa qarax gaari lagu soo xiray uu ka dhacay Isgooska KM-4 ee magaalada Muqdisho, waxaana qaraxan ku dhaawacmay labo ruux uu la socday qaraxa gaariga lagu xiray. Sida aan Wararka ku helnay qaraxa gaariga lagu xiray waxaa la socday Sargaal katirsan ciidanka booliiska gaar ahaan laanta Dambi baraista CID-da oo lagu magacaabo Xarbi Dhagey … Continue reading Qarax Khasaaro geestay oo caawa ka dhacay Muqdisho iyo Faah faahino kasoo baxaya